Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Madaxda iyo Odayaasha Dowlad Deegaanka Soomaalida (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar shaqa ku jooga Magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa kulan la qaatay Odeyaasha iyo Waxgaradka Dowlad Deegaanka Soomaalida. Madaxweynaha oo kulanka Odeyaasha ay ku wehlinayeen Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mudane Mustafa Cagjar,Xildhibaano iyo Mas’uuliyiin kale ayaa kulankooda diirada ku saaray iskaashiga Amni labada Shacab … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Madaxda iyo Odayaasha Dowlad Deegaanka Soomaalida (Sawirro)